Ku soo dhawoow Channel-kayga!
Halkan waa meesha aad ka baran doonto xirfadaha lagama maarmaanka u ah guusha nolosha sida:
✅ horumarinta nafta (self-development)
✅ Barashada xirfadaha cusub (communication, leadership, public speaking, iwm).
✅ Dhisidda kalsoonida nafta.
✅ Qorsheynta nolosha iyo ka guul gaadhidda hamigaaga.
✅ Iyo Sida dhalinyaradu ay u noqon karaan hormuudka berri.
Waxaan kuugu soo gudbin doonaa casharro fudud, wax ku ool ah, – si aad u noqoto nuskhadda ugu fiican ee naftaada.
Haddii aad tahay qof dhalinyaro ah oo doonaya horumar, channel-kan waa goobtaada saxda ah!
➤ Subscribe saar oo nagu soo biir 🚀
#Dhalinyaro #Xirfad #Horumar #Hogaamiye.
Hassan Said Ali
Xirfadaha sof Skills waxay kuu fududaynayaan si sahal ah inaad ku hesho fursado.
#softskills.
1 year ago (edited) | [YT] | 3
View 0 replies
Hassan Said Ali
Ciid mubaarak dhamaan walaalaha soomaliyeed iyo ummada islaamka ahba.
Ilaahay haynaga aqbalo acmaashi wanaagsaneed ee bisha ramadaan. Ciidkan ciidkeedana inako caafimd qabna hayna gaadhsiiyo.
#عيدكم_مبارك ❤️
1 year ago | [YT] | 2
View 0 replies