Ku soo dhawoow Channel-kayga!
Halkan waa meesha aad ka baran doonto xirfadaha lagama maarmaanka u ah guusha nolosha sida:
✅ horumarinta nafta (self-development)
✅ Barashada xirfadaha cusub (communication, leadership, public speaking, iwm).
✅ Dhisidda kalsoonida nafta.
✅ Qorsheynta nolosha iyo ka guul gaadhidda hamigaaga.
✅ Iyo Sida dhalinyaradu ay u noqon karaan hormuudka berri.

Waxaan kuugu soo gudbin doonaa casharro fudud, wax ku ool ah, – si aad u noqoto nuskhadda ugu fiican ee naftaada.

Haddii aad tahay qof dhalinyaro ah oo doonaya horumar, channel-kan waa goobtaada saxda ah!

➤ Subscribe saar oo nagu soo biir 🚀


#Dhalinyaro #Xirfad #Horumar #Hogaamiye.