Dahabshiil, an indigenous African company, was founded in 1970. It was set up as a new remittance venture to enable migrants to send money to family and friends back in the countries of East Africa. Dahabshiil has grown to be the largest African money transfer business operating in 126 countries across the world, 40 of which are in Africa. It remains a business committed to its original values of trust, reliability, integrity and customer-focus.

In addition to serving individual customers, Dahabshiil offers money transfer and banking services to businesses and international organisations, including the United Nations, World Bank, Oxfam and Save the Children. They rely on Dahabshiil to provide payment services to their staff, contractors, government institutions and partner NGOs. The United Nations describes Dahabshiilโ€™s services as โ€˜the only safe and efficient option to transfer funds to projectsโ€™.


Dahabshiil

Waxaan Halkan Hambalyo ugu dirayaadhamaan macaamiisha Shirkadaha Dahabshiil Group iyo ummada Islaamka dhalashada Bisha Barakaysan ee Ramadaan, waxaanan Ilaahay ka baryaynaa inuu dhammaanteen inaga aqbalo acmaasha saalixa ah, Bishan bisheedana inagu gaadhsiiyo cimri-dherer, caafimaad-qab iyo cibaado suubban. Ramadaan Mubarak.โ€ Abdirashiid Duale, CEO Dahabshiil Group

2 years ago | [YT] | 12

Dahabshiil

๐ŸŒ™โœจ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š๐๐๐š ๐ƒ๐š๐ก๐š๐›๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฅ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐ก๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐š๐ฒ๐ง๐š๐ฒ๐ฌ๐š๐š ๐๐ก๐š๐ฆ๐ฆ๐š๐š๐ง ๐ฆ๐š๐œ๐š๐š๐ฆ๐ข๐ข๐ฌ๐ก๐ž๐ž๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฎ๐ฆ๐ฆ๐š๐๐š ๐ˆ๐ฌ๐ฅ๐š๐š๐ฆ๐ค๐š ๐š๐ก๐›๐š ๐œ๐ฎ๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐›๐ข๐ฌ๐ก๐š ๐›๐š๐ซ๐š๐ค๐š๐ฒ๐ฌ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐‘๐š๐ฆ๐š๐๐š๐š๐ง. โœจ๐ŸŒ™

Inta lagu guda-jiro bishan barakaysan aynu badinno ku mahadnaqa nimcooyinka Alle ina siiyay.

Waa muhiim in rabbi loogu mahadnaqo, taageerada joogtada ah ee ay inala wadaagayaan eheladeenna iyo asxaabteenu ee ay inoo soo mariyaan Dahabshiil

Mahadnaqu waa shayga ugu mudan ee aynu joogteyn karno bisha Ramadaan kana dhigan karno cashar aynu ku dabaqno guud ahaan nolosha!

๐ŸŒŸDahabshiil, midka ugu mudan ee ay ehelada, qaraabada iyo asxaabtu farxad ku dawaagi karaan maalmaha ramadaanta.๐ŸŒŸ

Alle ha innaga aqbalo acmaasha saalixa ah, bishan bisheedana ha inagu gaadhsiiyo cimri-dherer, caafimaad-qab iyo cibaado suubban.

#RamadanMubarak #Dahabshiil #Gratitude #Community #Togetherness #Blessings #JoyfulLives
#FamilyandFriends #Sharing #LoveandPeace #ContinuousSupport #AfricasGlobalMoneyTransfer #DahabshiilRamadan #Mahadnaq

2 years ago | [YT] | 7