Dalable Media waa Channel Cusub oo idiin soo gudbinaya Warar, Madadaalo, Sheekooyin xiiso leh Qisooyinka iyo dhacdooyinka ugu waaweyn ee dunida ka jira. Waxaan isugu keenaynaa war iyo waayo-aragnimo, si aan idiin siino aragti qoto dheer oo ku saabsan dunida aad ku nooshahay.


Dalable Media

Hambaliyo Waxaan gaarnay 10000k oo saaxibo ah Mahadsanidiin Walaayaal waxaa inoo balan ah inagoo udabaaldageeyno darajooyinka kale Insha,allah Guuleesyta Walaalayaal waan idin jecelnahay Dalable Media Family

4 months ago (edited) | [YT] | 7

Dalable Media

Asc Maalin Wanaagsan Galab, Subax, Duhur iyo habeen Waqti walbaa oo ay idin tahay Wanaagsan Saaxibayaal

7 months ago | [YT] | 2

Dalable Media

Kusoo dhawaada Dalable Media Community Saaxibayaal halkaan waa Channelkiinii Mahadsanidiin Marar badan Saaxibayaal

7 months ago | [YT] | 1

Dalable Media

Soo Dhawaada Saaxibayaal Goordhow Waxaan idin la wadaagi doonaa Mucaaradka oo wada qorshe kadhan ah Xukuumadda diyaar ma utihiin?

7 months ago | [YT] | 1

Dalable Media

Subax Wanaagsan Saaxibayaal kusoo dhawaada Warbaahinta Dalable Media

8 months ago | [YT] | 2