Yusuf sahardid suxufi soomaaliyeed oo ku xeel dheer hal-abuurka curinta sheekooyinka xiisaha leh
Warbixino iyo baadhista xogaha daahsoon oo ka hawlgala degaanada ssc-khaatumo.


Yusuf Sahardid

EID MUBARAK

1 year ago | [YT] | 3

Yusuf Sahardid

La soco waraysi ku gedaaman Arrimaha dagaallada soo cusboonaaday, doorka dowladda federaalka iyo SSCKH, arrimaha Budlaan iyo siyaasadda mustaqbalka ee SSCKH.#ssckhatumo #lasacanod

1 year ago | [YT] | 13