Somali Creators Hub

🎬 Ku soo dhowow [Magaca Channel-kaaga]!
Halkan waxaad ka baran doontaa sida loo sameeyo video editing si fudud, tallaabo-tallaabo loogu sharaxay beginners. Waxaan sidoo kale kula wadaagi doonaa talooyin muhiim ah oo kaa caawinaya inaad kobciso xirfaddaada content creation-ka — laga bilaabo fikradda ilaa daabacaadda!

👉 Subscribe si aad u barato sida loo sameeyo videos tayo leh oo soo jiidasho leh!




Somali Creators Hub

Muqalo nooce rabtan in aan soo dhigo tutorial kiisa(comment)

6 months ago | [YT] | 10

Somali Creators Hub

Masoo badiya /muqalada noocan ah?💬

7 months ago | [YT] | 11

Somali Creators Hub

Coming soon,Saturday (God wiling)

10 months ago | [YT] | 5

Somali Creators Hub

New tutorial

10 months ago | [YT] | 5

Somali Creators Hub

NEW VIDEO, l.a jimcaha,maxaa talo ahan ii siin lahayd hadii aad muqaladeyda dawaneyso

11 months ago | [YT] | 12

Somali Creators Hub

Madama laga guurey capcut sababo update uu sameyey darted
Bishi laso dhafey
Muqalada aad kusamey neysa in uu qato
Isago aan wax permission ahna aan ku wey disan,tas oo dhibato kugu ah adiga
Muqal aad waqti soobgelisey in laga qato adigo lagu weydisan codsi hadii aad channalkaga so dhigto lagu gu qabto copyrigh,wayo marhore Aya isaga meel kale ku post gareyey
Waxaan uguri dona
(alight motion) 100%wu ka abod badan yahay capcut
Horey Uma arag dad soomali ah oo kahad laaya lkn L.a bilow Ila dhamad,aniga ayaa idin sharxi doona
Diyaar ma u tihiin?

11 months ago | [YT] | 17

Somali Creators Hub

New video I.a coming soon

1 year ago | [YT] | 7

Somali Creators Hub

Muqalka xiga maxaa kasoo dhigaa fikir kina soo dhibta?

1 year ago | [YT] | 6

Somali Creators Hub

Waxaan soo madaa muqal dad badan iay iga Dal baden ,waxa laga yaba in aad ka mid tahay)maxisey ney saa?

1 year ago | [YT] | 6

Somali Creators Hub

Waxaan soo wada muqal I.a waxa Dhiman waa xagiina

1 year ago | [YT] | 9