Eegmada
Thoughtfully edited Islamic content — crafted with sincerity to benefit hearts and minds, one meaningful video at a time.
Curated by Eegmada | Video Editor
📩 info@eegmada.com
© Eegmada™ 2026


Eegmada

Farxaddu kuma xirna waxa kaa maqan! ✍️

17 hours ago | [YT] | 5

Eegmada

Ha Caajisin! ✍️

1 week ago | [YT] | 6

Eegmada

Aduunyada Ha Israacin ☝️

2 weeks ago | [YT] | 9

Eegmada

Qisadii Uweys al-Qarni

3 weeks ago | [YT] | 7

Eegmada

Ha noqon mid u nool raaligelinta dadka kale ✍️

4 weeks ago | [YT] | 3

Eegmada

Qisooyin ka Oohiyay Sheekh Mustafe 💔 😭

1 month ago | [YT] | 6

Eegmada

ميزان الحياة ⚖️ ✍️

2 months ago | [YT] | 5

Eegmada

#Ogeysiis 📢 🕊️ Assalaamu Calaykum Walaalaha!

Alxamdullilaah, muddo dheer oo dhismihiisu socday ka dib, maanta oo ay taariikhdu tahay 3-da April 2026, waxaa farxad weyn ii ah inaan idinla wadaago Eegmada.com in uu si rasmi ah u furmay.

Website-kan waa madal aan ku wadaagi doono xirfadda iyo nidaamka shaqada (workflow & System-ka) ee aan dhisayey 10-kii sano ee la soo dhaafay.

Waxaan idinkula wadaagi doonaa:

Koorsooyin: Muxaadaro Editing & Islamic Thumbnail Editing.

Editing Software: Reviews iyo aaladaha aan tijaabiyay.

Design & Tutorials: Photoshop, Premiere Pro, Branding & Thumbnails.

Creative Resources: Assets-ka iyo presets-ka aan adeegsado.

Iyo talooyin guud oo ku saabsan xirfadda editing-ka.

Aad ayaad u mahadsantihiin dhammaantiin dhiirigalinta iyo taageeradiina. Jazaakumullaahu Khayran.

👉 Ku soo biir Liiska Sugitaanka (Waitlist) Koorsada ugu horeysa [Muxaadaro Editing Masterclass] si aad u hesho qiimo dhimis gaar ah:
🔗 eegmada.com/join/

Linkiga Website-ka: eegmada.com/

Mahadsanid,

Create with Ihsan,
— Eegmada

2 months ago | [YT] | 79

Eegmada

Sheekh Mustafe oo ka hadlay Dagaalka Iran ka socda

3 months ago | [YT] | 9

Eegmada

Laba Qiso oo Cajiib ah! Islaantii rer Bani Israiil & Marti-qaadkii Nabiga ﷺ

3 months ago | [YT] | 11