Ku soo dhawaada Channel-ka Lamaane Daacad! 🌹
Channel-kan waxaa loogu talagalay in lagu dhiso qoysas is-fahmadii iyo daacadnimo ku dhisnaan. Waxaan halkan idin kula wadaagnaa:
Talooyinka Lamaanaha: Sidii loo heli lahaa xiriir farxad leh oo waara.
Wacyigelinta Qoyska: Ka hadalka dhibaatooyinka bulshada iyo xalintooda.
Qisooyin Cibrad leh: Sheekooyin dhab ah oo laga baranayo casharo nolosha ah.
Hadafkayagu waa inaan dhisno bulsho is-jecel oo ku dhisman qiyamka suubban. Haddii aad tahay qof raadinaya horumarka nolosha iyo farxadda qoyska, Subscribe saar si aad uga mid noqoto qoyska Lamaane Daacad.
lamaane daacad
عن أبي هريرة رضي الله عنه قال: قال رسول الله ﷺ:
«المرء على دين خليله، فلينظر أحدكم من يخالل»
رواه أبو داود (4833)، والترمذي (2378)، وحسنه الألباني.
. Abuu Hurayrah (RC) wuxuu yiri: Rasuulkii Alle ﷺ wuxuu yiri: "Qofku wuxuu ku sugan yahay diinta saaxiibkiis, ee qofkiinna ha iska eego cidda uu saaxiibsanayo."
4 days ago | [YT] | 57
View 2 replies
lamaane daacad
Family keyga waaye oo aan kudayano alx guuleysta family keyga
1 week ago | [YT] | 104
View 7 replies
lamaane daacad
Waad baa umahad santihiin asxaabta
2 weeks ago | [YT] | 6
View 0 replies
lamaane daacad
Wll layaal sabiskaraab iisaara chanaalkaas mahadsanidiin
2 weeks ago (edited) | [YT] | 7
View 1 reply
lamaane daacad
الحمدلله الذي هدانا للإسلام
Ilaahey ayaa mahad iskalelh allihii nagu hanuuniyey islaamka alx
4 weeks ago | [YT] | 79
View 1 reply
lamaane daacad
Wll daawo waa faaiido wll wll gal bejka wll qaali guu leyso
1 month ago | [YT] | 39
View 3 replies
lamaane daacad
CIID MUBARAK LIKE ME ASXAABTA
1 month ago | [YT] | 82
View 3 replies
lamaane daacad
Asxaabey maxaan kadhigaa fiidiyow ga xiga
1 month ago | [YT] | 11
View 2 replies
lamaane daacad
Asxaabey jacelkiina itusa fiidiyow gan like ta aa niiga arko asxaabta aan jeclaa guuleysta
1 month ago (edited) | [YT] | 8
View 2 replies
lamaane daacad
Asxaabta waanii xiisey caawa filo video cusub 6:00PM
1 month ago | [YT] | 88
View 3 replies
Load more