#DEGDEG: Madaxweynaha Puntland, Siciid Deni ayaa sheegey in uusan aqoonsanyn maamulka Woqooyi-bari uu u aqoonsan yahay #SSCkhaatumo, wuxuuna intaas ku daray in kuraasta Sool & Cayn ee DFS aanu faragelinayn;"Toban kooda kursi ma faragelinayno, waxaan se hubaa in aan doorashada ka dib heshiin doonno."
DOOG SOMALI TV

2 months ago | [YT] | 8
View 2 replies
DOOG SOMALI TV
#DEGDEG: Dagaal culus ayaa ka qarxay Deeganada Shidan iyo Waqadariya.
Goordhow la soco Muqaalka.
#Subscribe#Like#share
3 months ago | [YT] | 2
View 0 replies
DOOG SOMALI TV
Dagaal Culus Oo Ka socda Magaalo Xeebeeda waqderiya,dagaalkan oo Ka dhashay markii dhul muran Ka taagnaa ay xalay Soo dageen Ciidamada jabhada taagta Daran ee Somaliland Oo kaashanaya ciidamo beeleed deganka Lagu uruuriyay kuwaas oo dhul balaadhsi Doonaya , waxayna weerar gaadmo ah ku qaadeen ciidamadii Xaq u dirirka ahaa ee Beesha warsangali Gaar ahaan Nuux Cumar
Ciidamada Beesha warsangali Ayaa iska caabin ku sameeyay Ciidankii itaalka yaraa ee Duulanka kusooqaaday iyagoo Ka qabsaday goobihii ay xalay Soo dageen .
Khasaare dhimasho iyo dhaawac ah baa Jira .
degaankana waxa Gacanta kuhayaa Ciidamada Xaq u dirirka ahaa ee Beesha Garab sare warsangali
halka kala soco warka duhurnimo #Doog somali Tv 2:00 PM warka duhur.
4 months ago | [YT] | 1
View 1 reply