TALO


TALOWANAG

🇨🇳 Shiinaha oo muujiyay awood ciidan aan caadi ahayn

Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping ayaa magaalada Beijing kaga dhawaaqay in “Shiinaha lama joojin karo.”
Dabaaldegyo ciidan weyn ayaa lagu soo bandhigay hub casri ah oo ay ku jiraan:
⚡ Gantaallo hypersonic ah
⚡ Drones iyo Laser cannons
⚡ Xitaa Robot dogs dagaal ah

Munaasabadda waxaa sidoo kale ka qeyb galay Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin iyo Hoggaamiyaha Waqooyiga Kuuriya Kim Jong-un, taas oo calaamad u noqotay isbahaysi caalami ah oo sii xoogeysanaya.

👉 Su’aasha adiga ku socota: Ma Shiinaha ayaa hoggaamiyaha cusub ee caalamka noqon doona?

#China #XiJinping #Beijing #Talowanag

9 months ago | [YT] | 1