Ku soo dhawaada
Waxaan idin soo bandhigayaa uruurinta sheekooyinka xiisaha leh iyo kuwa dhiirigelinta leh ee ka socda dhammaan qaybaha adduunka. Haddii ay tahay sheekooyin gaagaaban, ama riwaayado, waxaad halkan ka heli doontaa waxyaabo soo jiidasho leh.
Igu soo biir si aan u sahmayo aduun cusub iyo waayo-aragnimo gaar ah, halka sheekadu ay ka dhigi karto cashar ama fikrad cusub. Ha ilaawin inaad subscribe sodhahdo oo aad gambaleelka tabato si aad had iyo jeer ugu noqoto kan ugu horeeyo dawashada sheekooyinka!
Mona Qisso
Xarunta Al-Maacaarij ee Xifdinta Qur’aanka Kariimka iyo Culuumtiisa.
Ma doonaysaa adiga ama carruurtaadu in ay bartaan Qur’aanka Kariimka iyagoo jooga gurigooda?
Waxaan idiin soo bandhigaynaa:
✅ Xifdinta Qur’aanka Kariimka
✅ Tajwiidka iyo saxidda akhriska
✅ Barashada culuumta Qur’aanka
✅ Qaybta Ijaazada Qur’aanka Kariimka iyo Qiraa’aatka
✅ Macallimiin khibrad iyo aqoon leh
✅ Casharro Online ah oo laga heli karo meel kasta oo dunida ah
✅ Carruur, dhalinyaro iyo waaweynba waa la qaabilayaa
Waxaa la bixiyaa:
Shahaadooyin dhammaystir Ijaazooyin Qur’aan iyo Tajwiid
📌 Isdiiwaangelintu way furan tahay hadda.
📞 Wixii faahfaahin iyo diiwaangelin ah kala xiriir: WhatsApp/Tel: [0633741082]
Qofkiinna ugu kheyrka badan waa kan barta Qur’aanka oo bara.
Al-Maaaraj Center for Memorizing the Holy Quran and Its Sciences مركز المعارج لتحفيظ القرآن الكريم وعلومه
2 weeks ago | [YT] | 789
View 21 replies
Mona Qisso
Ilaahy ducadeyda haidiin aqbalo tiinana haii aqbalo taqabalalaahu minaa waminkum saalaxal acmaal
3 weeks ago | [YT] | 2,169
View 107 replies
Mona Qisso
Waakan appka ruqya sharciyah soodagsada xitaa linki ahaan waakan
أدعوك لتجربة هذا التطبيق
play.google.com/store/apps/details?id=com.newdays.…
Soodagsada i.a kafaideysi wacan
4 weeks ago | [YT] | 870
View 67 replies
Mona Qisso
Subxanalaah walahi wax walba dadaal ayy ubaahanyihiin adigaana afkaaga iskudaaweynkaro hadaa ilaahy isku xirtid adigo gurigaaga joogo dhamantiin waad araktaan marqati waad katihiin dhiirigalinna wey idiintahy gabadhan fariinteeda inta ay sameysay kaliya sameya waxa kaxigto inaad cafimado in ilaahy isku xirtid kaloya ee haladadaalo ilahy hainaga aqbalo camalka wanagsan ku kudhaqmo naftoda ku anfaco walalohod ku anfaco alaha inaga dhigo
4 weeks ago | [YT] | 793
View 95 replies
Mona Qisso
Ciid mubaarak axbaabii🤍🥳🌹
3 months ago | [YT] | 1,475
View 94 replies
Mona Qisso
Jimco wanaagsan wllehy🤍🤍🤍
9 months ago | [YT] | 733
View 36 replies
Mona Qisso
Ciid mubaarak dhamaan walaaha muslimiinta ilaahy hainaga aqbalo ciidaan ciideeda nabad hainagu gaarsiiyo❤️💕
1 year ago | [YT] | 959
View 35 replies
Mona Qisso
Alaahu akbar mucjisadaan bal eega anagana meel dheer ayaan waxkaraadinaa waqti iyo maal aan galinaa mana ogin cafimaadkeena iney kujirto surada baqaro akhrinteeda rabiyoow nagu hanuuni🤲inta xanuunsana caafi 🤲
1 year ago | [YT] | 355
View 11 replies
Mona Qisso
لَئِن شَكَرْتُمْ لَأَزِيدَنَّكُمْ ۖ
Alxamdulilaah markasta iyo meelkasta🤲❤️
1 year ago | [YT] | 596
View 16 replies
Mona Qisso
Asc wllehey ilaahy haidiinka raalinoqdo waan idiin jeclahay darilaahy❤️🌹
1 year ago | [YT] | 812
View 42 replies
Load more