Hi everyone, welcome to my new YouTube Community. Now you can post on my channel too. To get started, tell me in a post what you'd like to see next on my channel. Visit my Community: youtube.com/@kanaalkawadajir123/community
Heshiiskii muddada la sugayey ayaa si rasmiya loogu dhawaaqay in ay labada dhinacba qalinka ku duugeen oo ay saxeexeen. Waxana la xalliyey qodob aad laysugu diiddanaa oo ahaa sii joogista Israa'iil ee qaybo ka mida Qasa. Qodobda heshiiska.
Marxaladda koowaad 1aad.
● In Israa'iil si rasmiya u joojiso duullaankeeda Qasa ayna ku laabto halkii ay joogtay ka hor 7 October 2023 oo ahayd xadka ka baxsan Qasa.
● In Xamaas sii deyso 33 ka mida maxaabiist ay ka haysto Israa'iil iyo reer Galbeedka. Halka Israa'iil looga fadhiyo in ay oodda ka soo qaaddo 1000 reer Falastiin oo isugu jira haween, ubad iyo maxaabis kuwaas ay qalaaftay ka dib duullaankii 7 October.
● In Israaiil sidoo kale sii dayso maxaabiis ka badan 600 ah oo ay ku jiraan 250 ku xukunnaa xabsi da'iin.
● In Qasa loo ogolaado geynta gargaarka dadku u baahan yihiin kaas oo 600 oo gaadhi oo sida shidaal, cunto, dawo iyo wixii kale ee lagama maarmana.
● In dadku u soo laabtaan guryihii laga barackiyey ee laga dumiyey waxana hawshaas kor joogta ka ahaanaya guddi ka socota Qadar iyo Masar. ● In Israa'iil joojiso ciqaabta ay ku hayso Maxaabista reer Falastiin ee xabsiyadeeda ku jira
● Israaiil waxay furi doontaa marinka Rafax oo ah halka gargaarku soo marayo.
Kanaalka Wadajir
Hi everyone, welcome to my new YouTube Community. Now you can post on my channel too. To get started, tell me in a post what you'd like to see next on my channel.
Visit my Community: youtube.com/@kanaalkawadajir123/community
3 weeks ago | [YT] | 0
View 0 replies
Kanaalka Wadajir
https://youtu.be/o6sxhitocKQ?si=6T3tT...
1 year ago | [YT] | 0
View 0 replies
Kanaalka Wadajir
https://youtu.be/nGl7YEsFqiE?feature=...
1 year ago | [YT] | 0
View 0 replies
Kanaalka Wadajir
Maxaa lagu heshiisiiyey Israa'iil iyo Xamaas?
Heshiiskii muddada la sugayey ayaa si rasmiya loogu dhawaaqay in ay labada dhinacba qalinka ku duugeen oo ay saxeexeen. Waxana la xalliyey qodob aad laysugu diiddanaa oo ahaa sii joogista Israa'iil ee qaybo ka mida Qasa. Qodobda heshiiska.
Marxaladda koowaad 1aad.
● In Israa'iil si rasmiya u joojiso duullaankeeda Qasa ayna ku laabto halkii ay joogtay ka hor 7 October 2023 oo ahayd xadka ka baxsan Qasa.
● In Xamaas sii deyso 33 ka mida maxaabiist ay ka haysto Israa'iil iyo reer Galbeedka. Halka Israa'iil looga fadhiyo in ay oodda ka soo qaaddo 1000 reer Falastiin oo isugu jira haween, ubad iyo maxaabis kuwaas ay qalaaftay ka dib duullaankii 7 October.
● In Israaiil sidoo kale sii dayso maxaabiis ka badan 600 ah oo ay ku jiraan 250 ku xukunnaa xabsi da'iin.
● In Qasa loo ogolaado geynta gargaarka dadku u baahan yihiin kaas oo 600 oo gaadhi oo sida shidaal, cunto, dawo iyo wixii kale ee lagama maarmana.
● In dadku u soo laabtaan guryihii laga barackiyey ee laga dumiyey waxana hawshaas kor joogta ka ahaanaya guddi ka socota Qadar iyo Masar.
● In Israa'iil joojiso ciqaabta ay ku hayso Maxaabista reer Falastiin ee xabsiyadeeda ku jira
● Israaiil waxay furi doontaa marinka Rafax oo ah halka gargaarku soo marayo.
● Heshiiskan xabbad joojinta wejigiisa koowaad wuxuu soconayaa muddo 6 toddobaad ah ama 42 dharaarood.
● In dhaawacyada iyo dadka xanuusanaya loo ogolaado in ay ka baxaan Qasa iyaga oo maraya dhinaca Rafax ka dibna ka baxaya Masar.
Marxladda labaad.
Wejiga labaad ee heshiiskan waxa waxa diirrada lagu saarayaa ka bixintaanka dhammaanba ciidanka Israaiil ee Qasa iyo xabbad joojin waarta oo dhaqan gasha.
Marxaladda saddexaad.
●In laysu celiyo wixii maydad la kala haysta gaar ahaanna dadka muhiimka sida Yaxye Sinwaar oo maydkiisa ay Israa'iil gacanta ku hayso.
●In la dhiso Qasadii la dumiyey waxana hawshan u xil saaran Masar, Qadar iyo Maraykanka iyaga ayaana heshiiskan kor joogto ka ahaanaya.
1 year ago | [YT] | 0
View 0 replies
Kanaalka Wadajir
Daawada Qalbigu waa quraanka
1 year ago | [YT] | 0
View 0 replies
Kanaalka Wadajir
Akhriska
1 year ago | [YT] | 0
View 0 replies
Kanaalka Wadajir
2 years ago | [YT] | 2
View 0 replies
Kanaalka Wadajir
Ciid wanaagsan yaa Axbaabii
2 years ago | [YT] | 3
View 0 replies
Kanaalka Wadajir
Sh.Xuseen Cali Jabuuti
2 years ago | [YT] | 7
View 2 replies
Kanaalka Wadajir
Xuska Sanad guuradii 32 aad ee j/somaliland
3 years ago | [YT] | 3
View 0 replies
Load more