wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo (ganacsi kaliya/ for businesses only) Nagala soo xidhiidh WhatsApp +252639182128 ama Email: Info@maanside.com mahadsanid

FIIRADA waa YOUTUBE CHANNEL kaasoo idiin soo gudbin doona muuqaalo fan iido leh
Qaynaha
CHANNEL:
1 Dhiirigalin ta dhalinyarada
2 arimaha Dhaqaalaha
3 xirfadaha Ganacsiga
4 Muxaadarooyin culumada Soomaaliyeed
5 Horumarinta mustaqbalka Dhalinyarada
6 Podcasts aad u muhiima

si ay kuusoo gaadhaan kamid noqo asxaabta nagu xidhan fadlan dhagkasii SUBSCRIBE LIKE SHARE COMMENT Mahadsanid

© Fiirada™ 2026


Fiirada

Halaga Faa iidaysto Duruustan 👇
‪@IMAMUZAILAIFOUNDATION‬

2 weeks ago | [YT] | 4

Fiirada

Asalka Xidhiidhka bina aadamka waa shar iyo khayr 👇https://youtu.be/EkWhr3FNyNI?si=gERK5...

2 weeks ago (edited) | [YT] | 101

Fiirada

Xidhiidhka U Dhaxeeya Dadka 👇👉https://youtu.be/HkcWaKbb8MY?si=blCMG...

3 weeks ago | [YT] | 121

Fiirada

Bishaaro Wayn oo ku Socota Ardayda Barata Cilmiga Shareecada

Waxaan ugu bishaaraynaynaa dhammaan ardayda iyo dadka jecel barashada cilmiga Shareecada in Dawrada Al-Ummuhaat as-Sitta (Kutubta Sittada) ee Sheekh Sayid Cumar – Ilaahay ha xifdiyo – ay sannadkan ka qabsoomi doonto magaalada Jigjiga, laga bilaabo bisha Muxarram 1448H, haddii Alle idmo.

Dawradani waxay fursad qaali ah u tahay ardayda cilmiga shareecada barata si ay uga faa’iidaystaan duruus qoto dheer oo ku saabsan kutubta ugu waaweyn ee axaadiista Nabiga ﷺ.

wixii Faahfaahin Ah Laxidhiidh
wa.me/message/4OT5AH3HEQX6E1

‪@shibbiin9449‬

1 month ago (edited) | [YT] | 70

Fiirada

👀 Caawa Ha Moogaanin Bandhiga Buuga Maareynta Dhaqaalaha qof Qows iyo Qaran oo uu Qoray Qoraa ‪@drxamsexabiib‬ ‪@razeentrainingcenter189‬ oo lagu soo Bandhi Doono Magaalada Qabri Bayax

1 month ago | [YT] | 102

Fiirada

Caawa Ha Moogaanin Bandhiga Buuga Maareynta Dhaqaalaha qof Qows iyo Qaran oo uu Qoray ‪@drxamsexabiib‬‪@razeentrainingcenter189‬ oo lagusoo bandhigi Doono Magaalada Jigjiga

1 month ago (edited) | [YT] | 107

Fiirada

Libaaxu kama maseero quruxda daa’uuska, yay- guna waxba uma oga orodka harimacadka. Midna kan kale kama xuma, mid kastaabana wuxuu ku wanaagsan yahay ayuu garanayaa ku foofaa kuna dadaalaa, isla markaana wax ku helaa isagoon kan kale ku mashquulin."

1 month ago | [YT] | 58