Agagaarka goobta u dambaysay ee uu qaraxu ka dhacay waqooyiga Tel Aviv, balakoonnada dhismooyinka ayaa dumar, darbiyaduna waxay ku dhex daadanayaan god weyn oo u dhexeeya dhismooyin deegaan ah.
Wararka maxalliga ah ayaa soo jeedinaya in tani ay ahayd weerar toos ah oo ka yimid gantaalIran laga soo ganay oo si dirqi ah ku dhaafay dhowr dhismo oo dabaqyo ah. Lix qof ayaa lagu soo warramayaa inay ku dhaawacmeen weerarka, inkastoo aysan jirin dhaawacyo halis ah.
Nin deggen dhabarka dambe ee goobta uu gantaalku ku dhacay ayaa BBC-da u sheegay inuusan helin waqti uu ku tago gabbaadka markii uu yeeray seeriga digniinta, uuna markii uu albaabka hore gaarayba qaraxu dhacay.
Taliyaha militariga Uganda oo sheegay in dalkiisu ku biiri doono dagaalka Mareykanka iyo Isreal ku hayaan Iran, haddii uu arko in Israel Halis ku jirto
Taliyaha ciidamada difaaca Uganda, Muhoozi Kainerugaba, ayaa sheegay in Uganda ay ku biiri doonto dagaalka ka socda Bariga Dhexe haddii ay jirto halis ah in Israel laga adkaado.
Qoraal u uku baahiyey barta X ayu uku yidhi “Hadal kasta oo ku saabsan burburinta ama jabinta Israel wuxuu nagu qasbi doonaa inaan galno dagaalka, annagoo garab taagan Israel.”
Wuxuu intaas ku daray in Israel ay xaq u leedahay jiritaankeeda, isla markaana weerarrada lagu hayo ay tahay in la joojiyo.
Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ayaa xaqiijinaya in maanta la fuliyey xukun qisaas ah oo lagu riday Hodan Maxamuud Diiriye, kadib markii lagu helay dambiga dilka Saabiriin Seylaan Cabdulle, oo dhacday dhammaadkii sanadkii hore.
Weriyeyaal ku sugan Gaalkacyo ayaa noo xaqiijiyey in xukunka lagu fuliyey dil toogasho ah, sida ay hore u xukuntay maxkamadda darajada koowaad ee degmada Gaalkacyo. Maxkamaddu waxay sheegtay in xukunka lagu saleeyey qiraalka eedeysanaha iyo qodobbo ka mid ah shareecada Islaamka.
Saabiriin Seylaan Cabdulle ayaa la sheegay in lagu dilay guri ay qaraabo la ahayd, iyadoo baaritaanno caafimaad ay muujinayeen in jirkeeda laga helay dhaawacyo hore iyo kuwo cusub.
Dhacdadan ayaa dareen xooggan ka abuurtay bulshada Gaalkacyo, iyadoo mar kale soo celisay doodda ku saabsan ilaalinta carruurta iyo haweenka nugul.
Rag Hubeysan Ayaa Toogasho Ku Dilay 11 Qof Garoon Kubadda Cagta Ah Oo Ku Yaalla Gobolka Guanajuato Ee Bartamaha Mexico.
12 Qof Oo Kale Ayaa Ku Dhaawacmay Weerarka Ka Dhacay Magaalada Salamanca Axaddii Shalay. Howlgal Baadi-goob Ah Ayaa La Bilaabay Si Loo Helo Dambiilayaasha.
Mas’uuliyiinta Maxalliga Ah Weli Ma Sheegin Waxa Sababay Dilalkan, Balse Guanajuato Marar Badan Waxaa Ka Dhaca Rabshado, Kuwaas Oo Ka Dhasha Kooxo Dambiyeedyo Is Haya Oo Ku Dagaallamaya Dhul Iyo Saameyn.
Gobolka Guanajuato Ayaa Laga Diiwaan Geliyay Tirada Ugu Badan Ee Dilalka Marka Loo Eego Gobollada Kale Ee Mexico Sanadkii 2025, Iyadoo Ay Ka Dhaceen In Ka Badan Laba Kun Iyo Shan Boqol Oo Dil.
KOW TV
yadoo ay jiraan calaamado iskhilaafsan oo ku saabsan qorshaha Mareykanka ee wadahadallo cusub oo lala yeesho Iran, haddana waxaa sii socda isdhaafsiga rasaasta ee u dhaxaysa Iran iyo Israa'iil—oo ah labada cadowga isku ah ee ugu weyn Bariga Dhexe.
Iran ayaa xalay dhowr gantaal ku ridday bartilmaameedyo ku yaalla waqooyiga iyo koonfurta Israa'iil, ka dib markii Israa'iil ay Isniintii fulisay "tobnaan" weerar oo xagga cirka ah oo ka dhex dhacay gudaha Iran.
Ciidanka Israa'iil ayaa sheegay inay garaaceen xarumaha taliska ee Ilaalada Kacaanka Islaamiga ah (IRGC), wasaaradda sirdoonka ee Tehraan, bakhaarro hub iyo nidaamyada difaaca hawada.
Agagaarka goobta u dambaysay ee uu qaraxu ka dhacay waqooyiga Tel Aviv, balakoonnada dhismooyinka ayaa dumar, darbiyaduna waxay ku dhex daadanayaan god weyn oo u dhexeeya dhismooyin deegaan ah.
Wararka maxalliga ah ayaa soo jeedinaya in tani ay ahayd weerar toos ah oo ka yimid gantaalIran laga soo ganay oo si dirqi ah ku dhaafay dhowr dhismo oo dabaqyo ah. Lix qof ayaa lagu soo warramayaa inay ku dhaawacmeen weerarka, inkastoo aysan jirin dhaawacyo halis ah.
Nin deggen dhabarka dambe ee goobta uu gantaalku ku dhacay ayaa BBC-da u sheegay inuusan helin waqti uu ku tago gabbaadka markii uu yeeray seeriga digniinta, uuna markii uu albaabka hore gaarayba qaraxu dhacay.
2 months ago | [YT] | 23
View 0 replies
KOW TV
Taliyaha militariga Uganda oo sheegay in dalkiisu ku biiri doono dagaalka Mareykanka iyo Isreal ku hayaan Iran, haddii uu arko in Israel Halis ku jirto
Taliyaha ciidamada difaaca Uganda, Muhoozi Kainerugaba, ayaa sheegay in Uganda ay ku biiri doonto dagaalka ka socda Bariga Dhexe haddii ay jirto halis ah in Israel laga adkaado.
Qoraal u uku baahiyey barta X ayu uku yidhi “Hadal kasta oo ku saabsan burburinta ama jabinta Israel wuxuu nagu qasbi doonaa inaan galno dagaalka, annagoo garab taagan Israel.”
Wuxuu intaas ku daray in Israel ay xaq u leedahay jiritaankeeda, isla markaana weerarrada lagu hayo ay tahay in la joojiyo.
2 months ago | [YT] | 18
View 1 reply
KOW TV
Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ayaa xaqiijinaya in maanta la fuliyey xukun qisaas ah oo lagu riday Hodan Maxamuud Diiriye, kadib markii lagu helay dambiga dilka Saabiriin Seylaan Cabdulle, oo dhacday dhammaadkii sanadkii hore.
Weriyeyaal ku sugan Gaalkacyo ayaa noo xaqiijiyey in xukunka lagu fuliyey dil toogasho ah, sida ay hore u xukuntay maxkamadda darajada koowaad ee degmada Gaalkacyo. Maxkamaddu waxay sheegtay in xukunka lagu saleeyey qiraalka eedeysanaha iyo qodobbo ka mid ah shareecada Islaamka.
Saabiriin Seylaan Cabdulle ayaa la sheegay in lagu dilay guri ay qaraabo la ahayd, iyadoo baaritaanno caafimaad ay muujinayeen in jirkeeda laga helay dhaawacyo hore iyo kuwo cusub.
Dhacdadan ayaa dareen xooggan ka abuurtay bulshada Gaalkacyo, iyadoo mar kale soo celisay doodda ku saabsan ilaalinta carruurta iyo haweenka nugul.
2 months ago | [YT] | 48
View 0 replies
KOW TV
Madaxweynaha Somaliland oo safar ugu baxay Imaaraadka Carabta. .
2 months ago | [YT] | 149
View 1 reply
KOW TV
https://youtu.be/m0UdwXUvWh8
2 months ago | [YT] | 1
View 0 replies
KOW TV
"Xukuumadda waxaa ka go'an in la sameeyo ciidamada kaydka qaranka, maadaama oo cadowgeennii batay". Madaxwayne Cirro.
2 months ago | [YT] | 98
View 2 replies
KOW TV
Madaxwayne Cirro.
2 months ago | [YT] | 110
View 1 reply
KOW TV
Taliyaha Ciidanka Qaranka JSL
2 months ago | [YT] | 71
View 1 reply
KOW TV
sheekh maxamed cumar dirir
2 months ago | [YT] | 147
View 4 replies
KOW TV
Rag Hubeysan Ayaa Toogasho Ku Dilay 11 Qof Garoon Kubadda Cagta Ah Oo Ku Yaalla Gobolka Guanajuato Ee Bartamaha Mexico.
12 Qof Oo Kale Ayaa Ku Dhaawacmay Weerarka Ka Dhacay Magaalada Salamanca Axaddii Shalay. Howlgal Baadi-goob Ah Ayaa La Bilaabay Si Loo Helo Dambiilayaasha.
Mas’uuliyiinta Maxalliga Ah Weli Ma Sheegin Waxa Sababay Dilalkan, Balse Guanajuato Marar Badan Waxaa Ka Dhaca Rabshado, Kuwaas Oo Ka Dhasha Kooxo Dambiyeedyo Is Haya Oo Ku Dagaallamaya Dhul Iyo Saameyn.
Gobolka Guanajuato Ayaa Laga Diiwaan Geliyay Tirada Ugu Badan Ee Dilalka Marka Loo Eego Gobollada Kale Ee Mexico Sanadkii 2025, Iyadoo Ay Ka Dhaceen In Ka Badan Laba Kun Iyo Shan Boqol Oo Dil.
4 months ago | [YT] | 28
View 0 replies
Load more