Qulqul Flims🎬



Qulqul Flims🎬

Maxa kaaga baxay maahmaahdaan?

2 weeks ago | [YT] | 3

Qulqul Flims🎬

Calanka Boqortooyada Sucuudi Careebiya ayaa noqday kan keliya ee aan dhulka la dhigin koobka Adduunka, Towxiidka awgiis.

2 weeks ago | [YT] | 5

Qulqul Flims🎬

Halkaan Waa Xaafada Shiirkole 2016

Balse Sawirkaan Nin Caan ah ku jiro Hala soo sheego☝️🤔

3 weeks ago | [YT] | 4

Qulqul Flims🎬

#ZlatanIbrahimović ayaa banaanka aad dhahay Speed ka dib markii uu yiri Portugal ayaa ku guuleysanaysa Koobka Addunka 😭💀

Zlatan: "Yaa u malaynaysaa inay ku guuleysanayaan koobka adduunka?" 🤨

Speed: "Portugal! Ronaldo ayaa ku guuleysanaya koobka adduunka!" 🇵🇹🐐

Zlatan ayaa makarafoonka kaqaatay , gacantana ku riixay: "mahaan KA BAX CML !" 🤣🤣🤣

Wajiga Thierry Henry ayaa isbadalay 🫪😅

3 weeks ago | [YT] | 2

Qulqul Flims🎬

Qiimahaaga ku dadaal guul kuma dhina

3 weeks ago | [YT] | 1

Qulqul Flims🎬

Maxa kaa kaaga baxay xikmadaan

3 weeks ago | [YT] | 1

Qulqul Flims🎬

🇺🇸 Mareykanka ayaa sheegay sababta omar artan looga diiday
Gelitaanka dalka in ay tahy Madaxweynaha maamulka jupland ahmed madoobe inuu sawir la galy darteed

Dowlada Mareeykan ayaa shaacisay Ahmed madoobe inuu yahy argagaxiso.....see more


#omarartan #somalirefree

3 weeks ago (edited) | [YT] | 2

Qulqul Flims🎬

🚨 Somali referee Omar Artan has arrived back home in Somalia after not being allowed to enter the USA. 🚫🇺🇸

#Omarartan #backtohome

3 weeks ago | [YT] | 4

Qulqul Flims🎬

Badanaa waxaan ku mashquulnaa raadinta lacagta, ka fekerka badan ee mustaqbalka, ama waxaan ku hownaa saaxiibada xun, anagoo illoobeyna waxa rasmiga ah ee nolosha muhiimka u ah. Nabadgelyada dhabta ah waxay timaaddaa oo keliya marka aan u laabanno Abuurahayaga

1 month ago | [YT] | 6