Official Channel for eBesa. Akoonka rasmiga ah ee eBesa. Goorkasta. Goobkasta.


eBesa

Waxaynu nahay adeeg looga reystay dhibkii lagu qabay dirista iyo helista lacagaha gudaha dalka iyo dibaddiisa.

Kalasoo deg halkaan ๐—”๐—ฝ๐—ฝ-๐—ธ๐—ฎ ๐—ฒ๐—•๐—ฒ๐˜€๐—ฎ.
Google Play: https://bit.ly/3BZ0RtJ
App Store: https://apple.co/3jxUgQl
#eBesaMobileMoney
#Send
#Receive

1 month ago (edited) | [YT] | 0

eBesa

eBesa is a trusted digital and mobile money ecosystem connecting individuals, businesses, and institutions to modern financial services. making transactions simple, accessible, and secure.

Through our platform, users can access financial services anytime, anywhere via mobile applications and USSD, ensuring inclusion for both smartphone and basic phone users, while also reaching communities across urban and rural areas.
We are committed to driving financial inclusion, innovation, and economic growth by expanding access to digital financial solutions.

hashtag#Download the app and experience eBesa today.
Android Store: https://lnkd.in/dJgDK52Z
App Store: https://lnkd.in/deW6ZNFe

1 month ago (edited) | [YT] | 1

eBesa

Waxaan ku faraxsanahay in aan ka mid nahay ka qeybgalayaasha ๐—•๐—ฎ๐—ป๐—ฑ๐—ต๐—ถ๐—ด๐—ด๐—ฎ ๐—ฆ๐˜‚๐˜‚๐—พ-๐—ช๐—ฒ๐˜†๐—ป๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐— ๐˜‚๐—พ๐—ฑ๐—ถ๐˜€๐—ต๐—ผ oo maanta ka daahfurmay magaalada Muqdisho . Bandhiggan oo sanadkiisii 7-aad la qabanayo, waxaa ka soo qeybgalay Madax iyo masโ€™uuliyiin kala duwan oo isugu jira xildhibaano iyo maamulka Gobolka Banaadir, Bandhigaan ayaa socon doona saddex maalmood. Masโ€™uuliyiinta ayaa booqday ganacsatada iyo shirkadaha ku soo bandhigayay badeecooyinkooda iyo adeegyadooda bandhigga, iyagoo ku dhiirrigeliyay horumarka ganacsi ee ay sameynayaan.


Sidoo kale, madaxdu waxay nagu soo booqdeen Buutkeenna eBesa ee bandhigga, halkaas oo aan ku siinay sharaxaad buuxda oo ku saabsan adeegyada eBesa iyo faaโ€™iidooyinka ay leeyihiin.
#eBesamobilemoney
#Bandhigasuuqweynhamuqdisho

4 months ago | [YT] | 0