Zirat Insitute of Technology (Zit Academy) Waa Akadamiyad Waxbarasho oo ku baxda Afka Somaliga, Waxaananu diirada saarnaa barashada xirfadaha Technology-da, Gaar ahaan Graphic Design, Developer, Digital Marketing iyo Productivity ga


ZitAcademy

🎬 DaVinci Resolve Full Course ayaa noqday guuleystaha πŸ† (48%)

πŸ”₯ Casharkan si rasmi ah ayaynu u bilaabaynaa dhawaan Insha Allah!

Haddii aad rabto inaad barato video editing professional ah oo aad ka samayso lacag πŸ’° β€” tani waa fursaddaada.

πŸ‘‡ Comment ku qor:
β€œREADY” haddii aad diyaar u tahay inaad bilowdo!

3 weeks ago | [YT] | 348

ZitAcademy

πŸ‘€ Next Video Loading…

3 weeks ago | [YT] | 207

ZitAcademy

Dhammaan casharradan waan bilaabi doonaa, Hadii Alle Idmo. Laakiin kee ayaad rabtaa inaan ugu horreysiino? πŸ‘‡

4 weeks ago | [YT] | 120

ZitAcademy

Waan ka xunnahay kala maqnaanshaha😌. Hadda waxaan diyaarinaynaa high-quality courses ku salaysan new skills & smart income strategies πŸ’»πŸ’ΌπŸš€
Wax weyn ayaad naga filan kartaa dhawaan πŸ”₯ Insha Allah.

3 months ago | [YT] | 428

ZitAcademy

8 months ago | [YT] | 217

ZitAcademy

Koorsadee ayaad xiisaynaysaa inaad baratid sadexdan course?
πŸ’‘ Codkaaga ayaa go’aaminaya koorsada xigta ee ZitAcademy! Insha Allah.

9 months ago | [YT] | 132

ZitAcademy

Case Study #2: Ma rabtaa inaad ogaato πŸ“Œ sida aanu u dhisnay una hirgalinay mashruuc web design ah oo rasmi ah, qiimihiisuna yahay $20K?

Haddii aad xiiseyneysid, ku reeb fariintaada qeybta comments-ka πŸ‘‡ si aan kuula wadaagno case study-ga oo faahfaahsan."

ZitInnovate β€” A Leading Creative Agency Based in Hargeisa, Somaliland.

9 months ago (edited) | [YT] | 249

ZitAcademy

🎬 Currently Editing...
πŸ’° $5K Logo Design Case Study is coming soon on ZitAcademy YouTube!
πŸ”₯ Real client branding breakdown β€” from concept to final delivery.
πŸ“’ Stay tuned! - Insha Allah.

#ZitAcademy #LogoDesign #BrandingCaseStudy #CreativeProcess #DesignToDelivery

9 months ago (edited) | [YT] | 187

ZitAcademy

Hi Developers! πŸš€
It's time to level up β€” a brand new Flutter & Dart course is coming soon to ZitAcademy, and it's 100% Free! πŸ“±πŸŽ― - Insha Allah.

#zitacademy #FreeEducation #fluttercourse #dartlearning

10 months ago | [YT] | 149

ZitAcademy

πŸ”œ Launching soon | Dhawaan Filo

🧠 Ma dareentay:
1. Inaad saacado ku lumisid baraha bulshada adoon wax faa’iido ah ka helin?
2. Inay baraha bulshadu ka buuxaan cuqdad, qabiil, cay iyo wax aan dan kuu ahayn?
3. Inaad ku socoto nolosha adoon qorshe lahayn ama rajo kaa muuqan?

Barnaamij cusub oo aad u xeel dheer Insha Allah:
πŸ‘‰ Nadiifinta Maskaxda
πŸ‘‰ Ka saarida caadooyinka xun ee digital-ka
πŸ‘‰ U diyaarinta maskax-da, xirfad iyo himilo cusub

🧩 A journey of clarity, direction, and growth.
πŸš€ For youth who want more than likes and follows β€” a life that matters.
#SomaliYouth #MindsetReset #DigitalDetox #YouthRise #TimeToChange #ZitAcademyInitiative

10 months ago | [YT] | 203