Waxaanu kuso gudbinna Channel-kaan so koobid buugaag, horumarinta nafta. NAGUSOO BIIR!
Mo Biin
Eid Wanaagsan!Waxaan idiin rajeynayaa farxad, caafimaad iyo naxariista Alle inaan ku helno 30 malmood ee aan soo soonay.Eidaan ha noqdo mid aad ku bilowdaan bog cusub iyo horumar dhab ah.Eid Wanaagsan mar kale– Mo Biin
3 months ago | [YT] | 275
View 10 replies
Haddii aad arday tahay maanta, ma hubtaa in shahaadadaadu ay qiimo yeelan doonto 5 sano kadib? Maxay kula tahay?
4 months ago | [YT] | 358
View 26 replies
ASSALAAMU CALAYKUM.CUDURDAAR IYO RAALI GALINCILAD FARSAMO AWGEED WAXAA DIB DHACAY BANDHIGGA BUUGA HILINKA GUURDOONKA IYO HAGAHA Q9YSKA .GADAAL AYAAN KASOO SHEEGI DOONAA XILIGA BANDHIGA OO SIDAAS U FOGAYN INSHAA ALLAAH.
4 months ago | [YT] | 113
View 2 replies
Hadal-jeedinta Dr Hassan sabriye, Hormuudka Kuliyadda Maamulka iyo Dhaqaalaha Jamacada Ummada.
6 months ago | [YT] | 20
View 0 replies
Farxadbay noo aheyd Ani iyo teamka Sheerxirfad iyo ardadii aan in mudo ah si fogaan arag ah wax ku bari jinay inaan kula kulano Muqdisho.Mahadsanidiin walaalayaal.
6 months ago | [YT] | 800
View 15 replies
Team Sheerxirfad oo markii ugu horeesay kulmay 3+ sano oo wada shaqeen kadib.Is barashadeeni, sidaan ku bilawnay, caqabadaha kala kulanay. Iyo emailkii isku badalay Shirkad arday badan soo saartay barnaamij ayaan kasoo wadnaa.
6 months ago | [YT] | 1,458
View 35 replies
https://www.youtube.com/watch?v=ipBPO...
6 months ago | [YT] | 7
Munaasabada Muqdisho ka dhici doonto 19 Dec ee Sheerxirfad ay qaban qaabinayso iska diwaangali event.sheerxirfad.com/ si aad u hesho casuumaad rasmi ah.
6 months ago | [YT] | 288
View 16 replies
Load more
Mo Biin
Eid Wanaagsan!
Waxaan idiin rajeynayaa farxad, caafimaad iyo naxariista Alle inaan ku helno 30 malmood ee aan soo soonay.
Eidaan ha noqdo mid aad ku bilowdaan bog cusub iyo horumar dhab ah.
Eid Wanaagsan mar kale
– Mo Biin
3 months ago | [YT] | 275
View 10 replies
Mo Biin
Haddii aad arday tahay maanta, ma hubtaa in shahaadadaadu ay qiimo yeelan doonto 5 sano kadib? Maxay kula tahay?
4 months ago | [YT] | 358
View 26 replies
Mo Biin
ASSALAAMU CALAYKUM.
CUDURDAAR IYO RAALI GALIN
CILAD FARSAMO AWGEED WAXAA DIB DHACAY BANDHIGGA BUUGA HILINKA GUURDOONKA IYO HAGAHA Q9YSKA .
GADAAL AYAAN KASOO SHEEGI DOONAA XILIGA BANDHIGA OO SIDAAS U FOGAYN INSHAA ALLAAH.
4 months ago | [YT] | 113
View 2 replies
Mo Biin
Hadal-jeedinta Dr Hassan sabriye, Hormuudka Kuliyadda Maamulka iyo Dhaqaalaha Jamacada Ummada.
6 months ago | [YT] | 20
View 0 replies
Mo Biin
Farxadbay noo aheyd Ani iyo teamka Sheerxirfad iyo ardadii aan in mudo ah si fogaan arag ah wax ku bari jinay inaan kula kulano Muqdisho.
Mahadsanidiin walaalayaal.
6 months ago | [YT] | 800
View 15 replies
Mo Biin
Team Sheerxirfad oo markii ugu horeesay kulmay 3+ sano oo wada shaqeen kadib.
Is barashadeeni, sidaan ku bilawnay, caqabadaha kala kulanay. Iyo emailkii isku badalay Shirkad arday badan soo saartay barnaamij ayaan kasoo wadnaa.
6 months ago | [YT] | 1,458
View 35 replies
Mo Biin
https://www.youtube.com/watch?v=ipBPO...
6 months ago | [YT] | 7
View 0 replies
Mo Biin
Munaasabada Muqdisho ka dhici doonto 19 Dec ee Sheerxirfad ay qaban qaabinayso iska diwaangali event.sheerxirfad.com/ si aad u hesho casuumaad rasmi ah.
6 months ago | [YT] | 288
View 16 replies
Load more