Digital Entrepreneur & Media Publisher

📌 Stay connected:
• YouTube: @gulledgurey
• Facebook: @gulledgurey
guledgurey.com/

For business inquiries:
📧 info@guledgurey.com
📱 WhatsApp (Messages only): wa.me/message/VALVKZA32VLQH1
💬 Telegram (Message only): t.me/guledgurey


Guled Gurey

Sheekh Mustafe Xaaji

4 weeks ago | [YT] | 6

Guled Gurey

Bisha Shacbaan waa fursad dahabi ah oo inta badan dadku ay moogaadaan, maadaama ay ku dhex jirto labada bilood ee waaweyn (Rajab iyo Ramadaan). Sida uu Nabigu (NNKH) sheegay, waa bishii camalka loo qaddimi lahaa xagga Alle.

Si aad uga faa'iideysato bishan, halkan waxaa ku qoran qodobno muhiim ah oo kuu sahlaya inaad Ramadaanka adigoo "diiran" gasho:

1. Kordhinta Soomka Sunnaha ah

Nabiga (NNKH) wuxuu bisha Shacbaan u soomi jiray si ka badan mada kasta oo kale marka laga reebo Ramadaanka.

• Sababta: Waa tababar jireed iyo mid ruuxi ah oo aad u qaadanayso bisha Ramadaan.

• Talo: Isku day inaad soomto Isniinta iyo Khamiista, ama maalmaha cad-cad (13, 14, iyo 15).

2. Saaxiibtinimada Quraanka

Culumadii hore waxay bishan ugu yeeri jireen "Bishii Quraan-akhristayaasha."

• Ha sugin ilaa habeenka kowaad ee Ramadaanka si aad u bilowdo akhriska.

• Hadda bilow inaad xiriir la yeelato Quraanka si marka Ramadaanku yimaado uu akhrisku kuugu fududaado, aadna u dhadhamiso macaankiisa.

3. Nadiifinta Qalbiga (Cafiska)

Maadaama Shacbaan ay tahay bishii camalka kor loo qaadayay, waa inaad hubisaa inaysan jirin wax caqabad ku ah aqbalaadda camalkaaga.

• Cafis: Iska cafi qof kasta oo aad dhib kala dhaxaysay. Qalbi xumaantu waxay ka mid tahay waxyaabaha qofka ka hor istaaga naxariista Alle.

• Toobad: Cusboonaysii toobadaada si aad Ramadaanka ugu gasho adiga oo qof nadiif ah.

4. Qorsheynta Ramadaanka

Ha iska gelin Ramadaanka adigoon lahayn hadaf cad.

• Inaad Quraanka dhamayso imisa jeer ayaa dooneysaa?

• Waa maxay dabeecadaha aad rabto inaad ka tagto?

• Bishan Shacbaan ka dhigo bil aad ku tijaabinayso qorshahaaga si aad u saxdo wixii u baahan toosin.

5 months ago | [YT] | 197

Guled Gurey

1 year ago | [YT] | 2,162

Guled Gurey

Xusuusin:
Ka faa’iideyso maalintan barakeysan — aqri Suuratul-Kahf, ku sali Nabiga (NNKH) in badan, ducadana badi ka hor qorrax dhaca.

Jumuco Mubaarak!

1 year ago | [YT] | 2,336

Guled Gurey

7 maalin si joogto ah u akhri kadib nala soo wadaag sida ay noloshaada u barwaaqowday 🥰

اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَىٰ مُحَمَّدٍ وَعَلَىٰ آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَىٰ إِبْرَاهِيمَ وَعَلَىٰ آلِ إِبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَىٰ مُحَمَّدٍ وَعَلَىٰ آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَىٰ إِبْرَاهِيمَ وَعَلَىٰ آلِ إِبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ



Faa’iidooyinka Saliga- Nabiga:

• Waxaad kasbanaysaa naxariista iyo dambi dhaafka Ilaahay.

• Waxaad u dhowaataa Nabi Muxammad (NNKH) maalinta Qiyaamaha.

• Waxay kaa saartaa dhibaatooyin waxayna kuu kordhisaa barako.

• Waxay qalbiga ka dhigtaa mid degan oo iftiin leh.

1 year ago | [YT] | 1,929

Guled Gurey

Dadka ha xaman waxaysan ahayn haku sheegin, Ha isku dayin ceeb aysan lahayn inaad u sameyso, Ogow godkaas kaligaa in lagu geen doono. Walaal inta aad nooshahay is qabo

1 year ago | [YT] | 680

Guled Gurey

Asc Walalaha Soomaaliyeed iigu soo duceeya inuu ilaahay iigu badalo fudeed culeeska i haysta

اللَّهُمَّ لاَ سَهْلَ إِلَّا مَا جَعَلْتَهُ سَهْلًا

1 year ago | [YT] | 234

Guled Gurey

WAR DEG DEG AH: Bisha Ramadaan1446 ayaa lagu arkay dalka Sacuudiga.

Waxaana la xaqiijiyay in maalinta Sabti, 1da March 2025 ay curashada bisha Ramadaan tahay.

Ramadan Kariim

1 year ago | [YT] | 1,815

Guled Gurey

انالله واناالیه راجعون
Waxaan halkaan uga tacsiyeenayaa dadka soomaaliyeed ee xalay dhibaatada xooga leh ka soo gaartay weerarka lagu qaaday Xeebta Liido . 😭😭 ilaahay ha u naxariisto inta dhimatay inta dhaawac ah ilaahay ha caafiyo waa wax laga murugoodo in 300 iyo ka badan dhalinyaro ah lagu dilo sabab la’aan

1 year ago | [YT] | 297

Guled Gurey

Ramadaan Kareem رمضان كريم 🌘

2 years ago | [YT] | 4,766