Shakur channel waxaan ku soo gudbinaa Warbixino , Soyaal ,macmluumaad ku saabsan dalalka , dhaqaalaha iyo macmuulmaad ku anfacaya . haduu ilaahay idmo ee ku soo biir kanaalkeena wll . Mahadsanid


SHAKUR CHANNEL

Ramadan Mubarak Dhamaan Ummada muslimiinta ah , Gaar ahaan walaalada soomaaliyeed .

Ilaahay waxaan ka baryeynaa ramadaankan inuu nooga dhigo mid aan ku toosno , oo aan ku hagaagno , ilaahay dhankiisana u jeesanno ramadaankan iyo xilli kasta oo ka dambeeyaba , ilaahayow waxaan kaa baryeynaa raalli-ahaan shiyahaaga iyo janadaada .

Ilaahow Aamiin .

3 months ago | [YT] | 4

SHAKUR CHANNEL

Hi everyone, welcome to my new YouTube Community. Now you can post on my channel too. To get started, tell me in a post what you'd like to see next on my channel.
Visit my Community: youtube.com/@SHAKURYAHYA/community

3 months ago | [YT] | 1

SHAKUR CHANNEL

Jamhuuriyadda Jabuuti waa dal istiraatiiji ah oo ku yaalla Geeska Afrika, waxaana uu caan ku yahay saldhigyo ciidan oo kala duwan, deked muhiim ah, iyo door uu ku leeyahay amniga gobolka.

🎙 Muuqaalkani wuxuu kuu soo bandhigayaa: Taariikhda jabuuti








Fadlan ka fiirso muuqalkan linkiga hoose

10 months ago | [YT] | 3

SHAKUR CHANNEL

Asc Akhayaarta , soo daawada muuqaalkan , fadlan ..

WAxaad wax badan ka ogaan doontaan dagaalkii 12 Maalmood , ee u dhaxeeyey Iiraan iyo Isreal .

Mahadsandiin .

10 months ago | [YT] | 5

SHAKUR CHANNEL

CIID MUBAARAK

AKHAYAARTA AAN HALKAN KU SAAXIIBNAY .


NABAD , BARWAAQO IYO CAMAL WANAAGSAN ILAAHAY HANAGU KULMIYO SANADKAN SANADKIISA XIGA .

11 months ago | [YT] | 8

SHAKUR CHANNEL

Asc Akhayaarta Dhamaatiin .

MAHDSANIDIIN KUN IYO KOW JEER .

500 SUSBCRIBERS 1 BIL GUDAHEED .

Halkan waxaan iskula wadaagnaa oo kamaalkan cusub soo Gudbin doonaa Xogo Muhiim ah oo ku saabsan Dalalka , Sooyaalka , Waanooyin(intii ILAAHEY naga karsiiyo) iyo Macluumaad kale .

Madaama aan Bilow ku aheyn Content creator-nimada ama sameynta Muqaalada , Waxaan ku bilownay dhanka Dalalka Si aan u tijaabino dalalka una helno TALOOYIN wax ku OOL ah oo ka imaanaya dhankiina , Xaqiiqdii waxaan helnay talooyin wax ku OOL ah markaan soo dhignay labada muuqaal ee ugu horeysay , Taasoo keentay inaan isbadal la dareemi karo ku sameynay labada Muuqaal ee Xigtay oo aan soo dhignay Oo ku saabsanaa Dalalka TANZANIA IYO NIGERIA .

Waxaan sidoo kale kun Jeer idinkaga Mahadcelinayaa inaad kanaalkeena muddo Bil ah Aad 500 oo susbcribers nagu gaarsiiseen , inkastoo Akhayaar badan ay na soo booqatay oo aynan nagu xirmin , balse in intaas oo tiro ah helno ayaa ah wax aan la heli karin adigoo cusub oo bil joogo .

Maadaama aan hadda bulsho noqonay Waxaad ila wadaagi kartaan Muuqaalka aan marka xigto soo dhigayo .

Inkastoo ay la yaab idinla noqon karto sababta aan soomaaliya(DALKEYGA HOOYO) Doorashada u galiyey , waxaan bixinayaa cudur daar ah in dalkeygu uusan u qalmin gorgortan iyo kala doorasho in la galiyo balse waxaan ku laba labaynayey in Aan sugno Inta KANAALKEENU ka Gaarayo 1k susbcribers Si uu U qarxo Muuqaalkaas Hadiyadna aan uga dhigno Akhayaarta nagu xirantay Ee na AAMINTAY na siisay KALSOONIDOODA , ilaa 1k ka gaareynay lkn Madaama aa hadda bulsho 500 gaartay aan nahay waxaan go'aansaday inaad Codkiina ku socono iyo talidiina .

THANKS YOU ALL .


Codku waa Dhankiina . Waana MUHIIM

1 year ago | [YT] | 11