Halkan waxaan ku baran donnaa luuqada Ingiriisiga waxana ku kala dhig dhigi doonnaa dhawaaqyada xarfaha 'pronunciation' la xiriira xaraf kasta oo ku jira luqadda Ingiriisiga, Iyo waxana sahamin doonnaa sida ereyadu 'the grammar' isugu xirmaan midba midka kale oo ay ku jiraan isku darkooda iyo siduu ku noqdey erey iyo goorta la isticmaalo.
Aniga profesor ma ahi keliya waxan go'aan sadey inaan dadka uga faa'ideeyo intaan garanaayo.
Our channel focuses on teaching the English language.
We provide resources and support to make learning accessible for everyone, helping individuals improve their language skills without straining their finances. By streamlining the learning process, we strive to empower confident and effective communication.
We will dive into the sounds pronunciation associated with each letter in the English language and explore how words grammar connect with one another, including their combinations and usage.
👍You can support us at: ko-fi.com/barophdenglish
Barashada English PhD
Wax ka ogow waxa "Syllables" uu yahay iyo sharcigiisa, Video-gan wuxu ka caawin doona inaa macalin ku noqoto Syllables ee luuqada ingiriisiga. barashada luuqada english ka
11 months ago | [YT] | 1
View 0 replies
Barashada English PhD
Happy Friday midkee jeclaan laheyd inaa casharo badan laga sameeyo.
11 months ago | [YT] | 2
View 0 replies
Barashada English PhD
Wa qeebtii labaad ee shibanaha labo jibaaran = ereyada markii lagu dhejiyo erey kale noqdo double consonant 'Shibanaha labo jibaaran'. Waxaa ku baraneyna nooca ereyada la labo jibaaro iyo kuwa aan u baahnayn.
11 months ago | [YT] | 1
View 0 replies
Barashada English PhD
Asc Ramadan Mubarak, isku soo noqot wanaagsan mudo kadib, waxa kasii wadeynaa meshey nojoogtey oo ah qeebti 2️⃣aad ee sidey xarfaha iskula shaqeyan ama isku xirmaan ama sida laxanka loo saaro, qeebtan wa xarfaha shibinaysha ah wana 3️⃣qeeb.
wa casharo lasoo hormariyay, Waxa ka rabnaa in jidka noo furto waqtigooda si qaas u baran doonaa, waxey si fudud u sahleysa barashada luuqada english ka sida pronunciation, reading, writing, and spelling. Barashada luuqada englishka
Tags
_________________________________________________________________
#barashadaluuqadaenglishka #baroenglish #english #baro #barophdenglish #somalitoenglish #somalienglishgrammar #somalitoenglish #somalitiktok #isbar #english #learnenglishdaily #learnenglishfree #barashada #luuqada #alphabetenglish #grammar #vowelsounds #vowels #englishtosomali@BaroPhDEnglish
1 year ago | [YT] | 3
View 4 replies
Barashada English PhD
Asc wa cashar kooban uu ku baraneyno taariikhda luuqada englishka o kabilabato 55 B.C.E To 1700 A.D . meshuu ka imadey iyo meshuu ku danbeeyo iyo kala duwanaanshaha udhaxeeyo US Vs UK English beri subaxi (7 Am) waxa kaheylasa InshAllah @BaroPhDEnglish
1 year ago | [YT] | 3
View 1 reply
Barashada English PhD
Asc Jimco wanaagsan, Waku mahadsantihin taageeradina, Wiiga soo socda waxa bilaabi doonaa casharada luuqada English waxaana kabilabeyna Xarafka A, kahor waxa qadaney na 3dan qodob wa casharo lasoo hormariyay,
Waxa ka rabnaa in jidka noo furto waqtigooda si qaas u baran doonaa, waxey si fudud u sahleysa barashada luuqada english ka sida pronunciation, reading, writing, and spelling.
#barashada #luuqada #englishka
Tags
_________________________________________________________________
#baroenglish #english #baro #barophdenglish #englishsomali #somalienglishgrammar #somalitoenglish #somalitiktok #isbar #english #learnenglishdaily #learnenglishfree #barashada #luuqada #alphabetenglish #grammar #vowelsounds #vowels @BaroPhDEnglish
1 year ago (edited) | [YT] | 6
View 5 replies