Magacaygu waa Jaamac Ciise Maxamuud waxaan ku magic dheeerahay (Jama oog) waxaan ahay wariye Soomaaliyeed oo oo soo gud biya dhacdooyinka maalinlaha ah ee dalka waxaan xooga saara wararka gudaha dalkeena soomaaliya iyo sidoo kale sheekooyinka
🎙️ Podcast | 📰 Waraysiyo | 🌍 Sheekooyin Xiiso leh

Tiktok : www.tiktok.com/@dawanfp?_r=1&_t=ZN-91JthjVAbgM #Follow

Facebook: www.facebook.com/share/ 17aQVVo5QS/?mibextid=wwXIfr #Follow

Youtube: youtube.com/channel/UC5xTIm6i8jnZ9LampvAcIMA #Subscribe


Jama oog

Puntland: Guddiga Gurmadka Abaaraha Puntland, ayaa raashin gaarsiiyey in ka badan kun qoys dhamaan gobolada Puntland, maanta ayaa laga qaybiyey raashinkan deegaanada hoostaga Degmooyinka, Jariiban, Bursaalax, Kobdhexaad, Shaxda iyo deegaano kale.
Deegaanada ayaa raashinka loogu qaybiyey sidan hoose.

1. Jariiban Mudug 400 oo qoys
2. Bursaalax Mudug 200 oo qoys.
3. Shaxda Karkaar 300 oo qoys.
4. Kobdhexaad Bari 200 oo qoys

Tirada guud ee qoysaska Raashinkan la gaarsiiyey maanta, ayaa ah 1,100 qoys oo deegaanadaas kala duwan jooga, Guddiga ayaa intii abaaruhu bilowdeen raashin u qabiyey ku dhowaad 15 kun oo qoys, waxayna dhaamiyeen in ka badan 5-kun oo booyadood oo biyo ah.

3 months ago | [YT] | 0

Jama oog

ku soo biir Dawan Waxaan soo wadnaa waraysiyo warbixino

https://youtu.be/bN7DwqozmYo?si=ze9_H...

7 months ago | [YT] | 0