Weerar Abaabulan oo Ka Dhan ah Waqooyi Bari Somalia. ——————————————————————-
Waqooyi Bari waxaa ku socda weerar abaabulan oo isugu jira suurad-xumayn caasimadeed iyo salow-kicin amni. Waxaa sii kordhaya xawaaraha uu ku socdo iskaashiga u dhexeeya Hargaysa iyo kooxda talada Puntland haysa. Waxaa jirey heshiis Nairobi ka dhacay oo ay isku dhaarsadeen inaysan Dagaalka Waqooyi Bari u kala bixin dhinacyadiisa siyaasadeed, military iyo dhaqaale.
Waxay Hargaysa ka fureen xafiis ay wadajir u maal-gelinayaan Siciid iyo Cirro, kaas oo ujeedkiisa ugu weyn yahay ladagaallanka Dowladda Waqooyi Bari iyo Xogaha Ururinta Xogaha Sirdoon ee labada Dhinac.
Muddo ayay ku qaadatay sidii loo dhex geli lahaa bulshada isku duuban, Oo meel Ag u maraan ay waayeen , balse waxaa dhawaan u hirgalay inay soo dhexmaraan Dad dhallinyaro iyo dumar u badan TikTokers.
Dhacdadii ugu dambaysay Waxay ahayd hooyo sheegtay inay gabadheedii Wayday ama la afduubtay — sida ay hadalka u dhigtay, Dad Aad moodo inay Ogaayee Gabadhu inay Anaban Doonto oo Hal mar isla Oogsaday, Afduub iyo Eedo kale markiiba la soo Tuuray.
— waxay ka mid tahay dhacdooyinka mudan in si mug leh loo baadho. Hooyadaasi halkii ay ka raadin lahayd gabadheeda ama ay laamaha amniga ula xiriiri lahayd, waxay TikTok la soo fadhiisatay erayo dhaawacaya dowladnimada iyo midnimada bulshada. Kiiskaasi wuxuu u muuqdaa mid leh ujeedooyin kale, waxaana laamaha ammaanka laga sugayaa inay shaqadooda gutaan.
Waxaa Xusid Mudan Bulshada reer Waqooyi Bari waxay gaadheen heer la mahadiyey oo ay ku soo gaadheen isku duubni, wadajir, wax wada qabsi iyo feejignaan ay kaga hortagayaan cadow kasta.
Dowladda waxaa la gudboon inay samayso Wasaarad Warfaafineed iyo Wacyigelinta u taagan iyo ka hortagga dacaayadaha Abaabulan.
Laascaanood: Ciidanka Booliiska Qeybta Gobolka Sool ayaa gacanta ku soo dhigay laba hablood oo lagu kala magacaabo Salma Jaamac Yuusuf Axmed oo 18 jir ah iyo Faadumo Yuusuf Axmed Geelle oo 27 jir ah, kuwaas oo lagu eedeeyey inay taageero u muujiyeen xuska Jabhadda gooni-goosadka Waqooyi Galbeed.
Ciidanka ayaa sheegay in gabdhahan ay iska duubeen muuqaallo ay ku adeegsanayaan astaanta jabhaddaasi, kuwaas oo lagu baahiyey barahooda TikTok, Status-ka iyo WhatsApp-ka .
Sida ay Ciidanku sheegeen, labadaasi eedeysane ayaa haatan ku jira gacanta hay’adaha amniga, waxaana la la horgeyn doonaa hay’adaha sharciga si loo mariyo sharciga.
Ciidanka Booliiska Qeybta Gobolka Sool ayaa uga digaya dhalinyarada falal dhaawacaya dareenka bulshada, amniga iyo qiimaha dhiigga shuhadadii ku naf waayey halgankii Waqooyi Bari, iyaga oo waalidiintana ugu baaqaya inay la shaqeeyaan hay’adaha amniga, kana fogaadaan carqaladeynta hannaanada sharciga ee lagu qaadayo ubadkooda(Kuwa lagu helo kiisaskan) iyo cid kasta oo lagu helo falal lid ku ah nabadda iyo xasilloonida bulshada.
Dowlada waqooyi Bari ayaa hambayo u soo dirtay madaweyne ismail oo mar kale loo doortay dalka jabuuti
Waxaan si weyn ugu hambalyeynayaa Madaxweynaha la doortay ee Jamhuuriyadda aan walalaalaha nahay ee Jabuuti Mud. Ismaaciil Cumar Geelle oo markale shacabkiisu u doorteen inuu sii hoggaamiyo.
Waxaan Madaxweynaha ugu ducaynayaa in Ilaahay u fududeeyo masuuliyadda culus ee markale shacabkiisu u igmadeen.
Waxaanna sidoo kale ku bogaadinayaa shacab weynaha Jabuuti doorashada ay sida ilbaxnimada, nabadda iyo dimuqraaddiyadda leh u galeen.
Hambalyo.
Je félicite chaleureusement le Président réélu de la République sœur de Djibouti, Son Excellence Ismaïl Omar Guelleh, que son peuple a de nouveau choisi pour poursuivre son leadership.
Je prie Dieu de lui faciliter la lourde responsabilité que son peuple lui a une fois de plus confiée.
GAAS FILMS & VLOGS
Madaxweynaha Dalka jabuuti mudane Ismail Omer gele oo garsoore cumar artan Deg Deg ku siyay pasaporka Dalka jabuuti marki loo diday in uu USA ku galo pasaporka. Somaliga ah Wlala ha jabuuti jira oo jooga Ismail Omer gele abaha. Umada somaliyed
9 hours ago | [YT] | 47
View 4 replies
GAAS FILMS & VLOGS
Weerar Abaabulan oo Ka Dhan ah Waqooyi Bari Somalia.
——————————————————————-
Waqooyi Bari waxaa ku socda weerar abaabulan oo isugu jira suurad-xumayn caasimadeed iyo salow-kicin amni. Waxaa sii kordhaya xawaaraha uu ku socdo iskaashiga u dhexeeya Hargaysa iyo kooxda talada Puntland haysa. Waxaa jirey heshiis Nairobi ka dhacay oo ay isku dhaarsadeen inaysan Dagaalka Waqooyi Bari u kala bixin dhinacyadiisa siyaasadeed, military iyo dhaqaale.
Waxay Hargaysa ka fureen xafiis ay wadajir u maal-gelinayaan Siciid iyo Cirro, kaas oo ujeedkiisa ugu weyn yahay ladagaallanka Dowladda Waqooyi Bari iyo Xogaha Ururinta Xogaha Sirdoon ee labada Dhinac.
Muddo ayay ku qaadatay sidii loo dhex geli lahaa bulshada isku duuban, Oo meel Ag u maraan ay waayeen , balse waxaa dhawaan u hirgalay inay soo dhexmaraan Dad dhallinyaro iyo dumar u badan TikTokers.
Dhacdadii ugu dambaysay Waxay ahayd hooyo sheegtay inay gabadheedii Wayday ama la afduubtay — sida ay hadalka u dhigtay, Dad Aad moodo inay Ogaayee Gabadhu inay Anaban Doonto oo Hal mar isla Oogsaday, Afduub iyo Eedo kale markiiba la soo Tuuray.
— waxay ka mid tahay dhacdooyinka mudan in si mug leh loo baadho. Hooyadaasi halkii ay ka raadin lahayd gabadheeda ama ay laamaha amniga ula xiriiri lahayd, waxay TikTok la soo fadhiisatay erayo dhaawacaya dowladnimada iyo midnimada bulshada. Kiiskaasi wuxuu u muuqdaa mid leh ujeedooyin kale, waxaana laamaha ammaanka laga sugayaa inay shaqadooda gutaan.
Waxaa Xusid Mudan Bulshada reer Waqooyi Bari waxay gaadheen heer la mahadiyey oo ay ku soo gaadheen isku duubni, wadajir, wax wada qabsi iyo feejignaan ay kaga hortagayaan cadow kasta.
Dowladda waxaa la gudboon inay samayso Wasaarad Warfaafineed iyo Wacyigelinta u taagan iyo ka hortagga dacaayadaha Abaabulan.
“Cadowgaa kuma Moogee Adigu ha Moogaan”
1 week ago | [YT] | 62
View 5 replies
GAAS FILMS & VLOGS
Horjoogaha mamulka mamulkii waqooyi galbeed ciro oo diinta islaamka ka baxay wuxuuna qatay diinta yahuudiyada hada waa rabiin ciro
Subxananlahaa
Muuqalka mardhaw sug
2 weeks ago | [YT] | 102
View 8 replies
GAAS FILMS & VLOGS
SOO ARAG HADA
2 weeks ago | [YT] | 1
View 0 replies
GAAS FILMS & VLOGS
Laascaanood: Ciidanka Booliiska Qeybta Gobolka Sool ayaa gacanta ku soo dhigay laba hablood oo lagu kala magacaabo Salma Jaamac Yuusuf Axmed oo 18 jir ah iyo Faadumo Yuusuf Axmed Geelle oo 27 jir ah, kuwaas oo lagu eedeeyey inay taageero u muujiyeen xuska Jabhadda gooni-goosadka Waqooyi Galbeed.
Ciidanka ayaa sheegay in gabdhahan ay iska duubeen muuqaallo ay ku adeegsanayaan astaanta jabhaddaasi, kuwaas oo lagu baahiyey barahooda TikTok, Status-ka iyo WhatsApp-ka .
Sida ay Ciidanku sheegeen, labadaasi eedeysane ayaa haatan ku jira gacanta hay’adaha amniga, waxaana la la horgeyn doonaa hay’adaha sharciga si loo mariyo sharciga.
Ciidanka Booliiska Qeybta Gobolka Sool ayaa uga digaya dhalinyarada falal dhaawacaya dareenka bulshada, amniga iyo qiimaha dhiigga shuhadadii ku naf waayey halgankii Waqooyi Bari, iyaga oo waalidiintana ugu baaqaya inay la shaqeeyaan hay’adaha amniga, kana fogaadaan carqaladeynta hannaanada sharciga ee lagu qaadayo ubadkooda(Kuwa lagu helo kiisaskan) iyo cid kasta oo lagu helo falal lid ku ah nabadda iyo xasilloonida bulshada.
3 weeks ago | [YT] | 46
View 2 replies
GAAS FILMS & VLOGS
Dini Darwiish oo ka soo ducayatsya Ugaaska qaran ka cise weyn Ugaas mustafe Ugaas mohamed Ugaas waxes
Ugaas mustafe Ugaas mohamed Ugaas wacees
Ugaaska geeska africa
4 weeks ago | [YT] | 412
View 14 replies
GAAS FILMS & VLOGS
Soo boqo hada
4 weeks ago | [YT] | 1
View 0 replies
GAAS FILMS & VLOGS
Deg Deg hogaamiyaha waqooyi galbeed Mr ciro oo laga helay cudur
Ka kansarka heerka afaraad xaladisa aad ayay xun tahay
Nolol iyo Gerri ayuu u dhexeeya
Maalinta uu yahuuda la xirtay ayaa habaar ka ku xumaaday
1 month ago | [YT] | 81
View 4 replies
GAAS FILMS & VLOGS
maxaa ka run ah maxaase ka been ah sheegashada samaron ee saylac goorm ayay bilaamatay yaase bilaabay dhawaan kala soco halkan
1 month ago | [YT] | 119
View 1 reply
GAAS FILMS & VLOGS
Dowlada waqooyi Bari ayaa hambayo u soo dirtay madaweyne ismail oo mar kale loo doortay dalka jabuuti
Waxaan si weyn ugu hambalyeynayaa Madaxweynaha la doortay ee Jamhuuriyadda aan walalaalaha nahay ee Jabuuti Mud. Ismaaciil Cumar Geelle oo markale shacabkiisu u doorteen inuu sii hoggaamiyo.
Waxaan Madaxweynaha ugu ducaynayaa in Ilaahay u fududeeyo masuuliyadda culus ee markale shacabkiisu u igmadeen.
Waxaanna sidoo kale ku bogaadinayaa shacab weynaha Jabuuti doorashada ay sida ilbaxnimada, nabadda iyo dimuqraaddiyadda leh u galeen.
Hambalyo.
Je félicite chaleureusement le Président réélu de la République sœur de Djibouti, Son Excellence Ismaïl Omar Guelleh, que son peuple a de nouveau choisi pour poursuivre son leadership.
Je prie Dieu de lui faciliter la lourde responsabilité que son peuple lui a une fois de plus confiée.
1 month ago | [YT] | 59
View 1 reply
Load more