Abshir Haybe

Asalamu calaykum, Ramadaan mubaarak, Aad halayga raali ahaado waxaan noqday mashquul baryahan, insha allah waan soo celin doonaa casharadeenii sida ugu dhakhsaha badan.

2 months ago | [YT] | 3

Abshir Haybe

5 months ago | [YT] | 5

Abshir Haybe

​🎉 1,000 SUBSCRIBER – MAHADSANIDIN! 🎉
​Walaalayaal iyo saaxiibayaal,
​Farxad ayay ii tahay inaan idinla wadaago in kanaalkeenu gaadhay 1,000 (1K) oo subscribers!
​Guushan waxaan u hayaa dhamaantiin intii i taageertay, ii subscribe gareysay, like ii saartay, comment iga bixisay, iyo intii casharada ka faa'iidaysatay. Waad ku mahadsantihiin kalsoonida iyo dhiirigelinta joogtada ah.
​Tani waa bilow uun! Waxaan balan qaadayaa inaan sii wadi doono soo gudbinta casharro iyo xog tayo leh oo ku saabsan Odoo ERP, Excel, Data Analysis, iyo Maareynta Ganacsiga.
​Mahadsanidiin mar kale! Balanteenu waa 10K iyo wixii ka dambeeya!
#AbshirHaybe #YouTubeCreator #1KSUB #Mahadcelin #Odoo #Excel #DataAnalysis

6 months ago | [YT] | 12

Abshir Haybe

📢 War Farxad Leh!
Dhammaantiin waad codeyseen — natiijaduna waa soo baxday! 🗳️
Kooraska xiga ee aan ku baran doono waa Odoo ERP 🎯

Haddii aad rabto inaad barato sida loo maamulo xisaabaadka (accounting), iibka (Sales), kaydka (Inventory) iyo howlaha shirkadda adigoo isticmaalaya dhan hal nidaam oo awood leh — tani waa fursaddaada! 💪

🔜 Waqtiga dhow ayaan bilaabaynaa — hubi inaad subscribe-gareysay oo aad taabatay gambaleelka 🔔 si aadan casharka koowaad u seegin!

#OdooERP #OdooTraining #Accounting #ERP #AbshirHaybe

7 months ago | [YT] | 17

Abshir Haybe

📢 Codsi Ku Socda Bulshada Channel-ka Abshir Haybe!

Waxaan bilaabaynaa silsilad cusub oo casharro ah, balse waxaan rabaa in adiga aad doorato mowduuca aynu ku bilaabayno.👇

Dooro mid ka mid ah kuwa soo socda:
1️⃣ QuickBooks Online
2️⃣ QuickBooks Desktop
3️⃣ Odoo ERP

💬 Midka codkiinu ugu bato ayaan ku bilaabaynaa Insha Allah.
Fikraddiinu waa muhiim – ka qayb qaado codbixinta! 🙌

7 months ago (edited) | [YT] | 6

Abshir Haybe

New lesson on Data Visualization in Power BI is on the way! 📊 Stay tuned to learn how to turn raw data into clear, interactive visuals that tell powerful stories.

Cashar cusub oo ku saabsan Data Visualization ku jirta Power BI ayaa soo socda! 📊 La soco si aad u barato sida xogta loo rogo jaantusyo iyo muuqaal si fudud u sheega xogta.

8 months ago | [YT] | 10

Abshir Haybe

🚀 Coming Soon: Free Power BI Course

I’m excited to announce that I will soon be launching a free Power BI course designed to help students, finance professionals, and data enthusiasts learn how to transform raw data into meaningful insights.

📊 In this course, you will learn:
✔️ How to prepare and analyse data in Power BI
✔️ Building dashboards and visual reports
✔️ Turning data into actionable insights

This is part of my mission to make data analytics skills more accessible in our community.

Stay tuned for the launch on my YouTube channel: Abshir Haybe Channel

#PowerBI #DataAnalytics #BusinessIntelligence #AbshirHaybe

9 months ago | [YT] | 8

Abshir Haybe

Ku baro af-somali Excel-ka

10 months ago | [YT] | 2