🔥 Mo dhunkaaL 🔥
Welcome to Mo dhunkaaL — a Somali content creator channel focused on breaking news, politics, world events, and deep analysis.
I create informative and engaging content covering:
Breaking news updates
Somali politics & current affairs ✅️
World news & Middle East conflicts✅️
Historical stories & hidden facts✅️
Trending global events and analysis✅️
🎥 High-quality videos • Real facts • Powerful storytelling
As a passionate Somali content creator, my goal is to keep people informed, aware, and connected to what is happening around the world.
🌍 Stay informed. Stay aware. Stay ahead.
✅ Subscribe now and turn on notifications so you never miss an update from MO DHUNKAAL.
📩 Business & Collaboration:
youtube.com/@dhunkaalmedia3098
#MODHUNKAAL #ContentCreator #SomaliNews #BreakingNews #WorldPolitics #NewsAnalysis
Mo dhunkaaL
SH MUSTAFE OO KAHADLAYA FAHAMKA GUURKA IYO MUSTAQBALKA LABADA QOF ISAGOO DHAMAYSTIRAN KASOO DAAWO YOUTUBE CHANNEL KEENA
1 month ago | [YT] | 18
View 0 replies
Mo dhunkaaL
✨ Ku soo dhowaada 2026 ✨
Sanad cusub, rajo cusub, iyo bog cusub oo nolol ah.
Waxaan si qalbi furan ugu mahadcelinayaa dhammaan dadkayga iga barbar taagnaa sanadkii tegay — eray, talo, share, iyo taageero kasta oo aad isiiseen 💙
2026 waxaan rajeynayaa:
✔️ Horumar
✔️ Nabadda qalbiga
✔️ Guul wadajir ah
✔️ Iyo inaan idinla wadaago wax ka qiimo badan kuwii hore
👉 Ilaahay ha inoo barakeeyo sanadkan, hana inoo fududeeyo himilooyinkeena.
Mahadsanidiin dhammaantiin 🙏
#2026
#SanadCusub
#Mahadnaq
#RajoCusub
#Wadajir
6 months ago | [YT] | 13
View 0 replies
Mo dhunkaaL
Trump oo qorsheynaya in uu la dagaalamo bulshooyinka Soomaalida ee Minnesota kuwa xata sharciga america haysta
6 months ago | [YT] | 3
View 0 replies
Mo dhunkaaL
Madaxweyne ' Hassan sheikh Mohamud " ayaa gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya, halkaas oo uu kula soo biiray madaxda kale ee ka qeyb galaysa Aaska Qaran ee Marxuum Rt. Mudane. Raila Odinga, oo lagu qabtay garoonka Nyayo Stadium.
8 months ago | [YT] | 4
View 0 replies